SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shir lagu diyaarinayo Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga ee Dib-u-eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Muqdisho ka furay shir afar maalin socon doona oo lagu...

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Golahiisa Wasiirada (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee golaha wasiirada puntland waxaana soo laabtay inta badan golahii wasiirada...

Golaha shacabka oo ka doodaya moshin ku saabsan Badeecooyinka Dalka la keeno

Xubno ka tirsan golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo gudbiyay mooshin dhigaya in aan dalka loo soo waaridi karin cuntooyinka kamid ah dalagyada...

Wasaaradda arrimaha dastuurka iyo madaxda ururada bulshada rayidka oo kulan yeeshay

Shir u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda, shirka ayaa ahaa mid loogu...

Wasiir Beyle oo uga mahadceliyey xildhibaanada ansixinta misaaniyadda

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle oo maanta ka qayb galay kulankii golaha Shacabka ayaa uga mahadceliyey ansixinta Miisaaniyada qaybta ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...