SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamadda Xoogga Dalka oo qabsaday deegaanno istaariiji ah

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyada Al-shabaab kala wareegay deegaanno istiraatiiji ah oo ku yaala gobolka Shabeelaha dhexe, kaddib howlgalo maalmihii u dambeeyay halkaas...

Natiijo hor dhac ah oo ka soo baxaysa doorashada Kenya

Iyadoo warar hor dhac ah ay sheegayaan in natiijooyinka codadkii la tirayay uu ku horeeyo Uhuuru Kenyatta ayaa Raila Odinga  oo ah Hogaamiyaha mucaaradka...

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Qado Sharaf Ah La Qaatay Ganacsato Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  kulan Qado sharaf ah u sameeyey ganacsato Soomaaliyeed oo ka kala yimid 12 degmo...

Wasaaradda Haweenka oo tababbar u soo xirtay shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda

Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababbar u  soo xirtay qaar ka mid ah shaqaalaah Wasaaradda iyo xubno kale oo...

Wasiirka Cadaaladda XFS iyoTaliyaha Ciidanka Asluubta kormeer shaqo ku tegay Taliska Asluubta km7

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxay kormeer ku tageen Xarunta Ciidanka Asluubta ee km7 halkaas oo uu ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...