SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ansixinta Xeerka Isgaarsiinta waa tallaabo horey loogu qaaday Dowlad Wanaaga Soomaaliya

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku tilmaantay tallaabo taariikhi ah anxisintii Golaha Shacabka ay maanta ansixiyeen Xeerka Isgaarsiinta oo muhiim u ah dalka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada...

Gudoomiye Jawaari oo booqday Safaaradda Soomaaliyeed ee South Africa ( Sawirro )

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa waxa uu booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Pretoria ee dalka...

Madaxweynaha oo ku Bogaadiyay Xildhibaannada Golaha Shacabka Ansixinta Xeerka Is-gaarsiinta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey Mudanayaasha Golaha Shacabka oo maanta anxisiyay Xeerka Is-gaarsiinta dalka. Madaxweynaha oo booqday xarumaha Raadiyaha iyo...

Dagaal u dhexeeya maleeshiyada Alshabab iyo kuwo daacad u ah Abuu Mansuur oo ka dhacay Bokool

Wararka ka imaanaya deegaanka Abal oo katirsan gobolka Bokool ayaa sheegaya in dagaal u dhexeey maleeshiyaad katirsan argagixisada Alshabaab iyo kuwo kale oo uu...

Madaxweynaha JFS oo maanta soo booqday Warbaahinta Qaranka (Daawo Muuqaal)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kor meeray Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka. Mudane Farmaajo ayaa yimid Xarumaha Radio Muqdisho...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...