SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Natiijada rasmiga ah ee doorashada Kenya oo la filayo in maanta lagu dhawaaqayo

Guddiga doorashada dalka Kenya ayaa lafilayaa in uu dhawaan ku dhawaaqo natiijada rasmiga ah ee doorashadii ka dhacday  dalkasi, ayadoo shacabka Kenya ay sugayaan...

Shirkii Guddoonada baarlamaanka Africa oo ka furmay K/Afrika

Kulanka Guddoomiyaasha Barlamaanada dalalka Qaaradda Africa ee ka furmay xarunta Baarlamaanka Africa ee magaalada Johansbeg ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane...

Madaxweyne Farmajo oo amray howgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge Al-Shabaab ka tirsan

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo) ayaa amray howlgal qorsheysan oo ay nala fuliyeen saaxiibada caalamka ee ShaashWeyn oo bannaanka gobolka...

Ciidanka Ammaanka oo Fashiliyay Qarax la doonayay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed

Ciidammada ammaanka ayaa ka hortagay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa oo la doonayay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed. Ciidammada ayaa wadada Maka Al-Mukarama ee...

Guddiga Wacyi-gelinta iyo Taakuleynta Ciidamada oo Bilaabay Qorsheynta Hawlahooda

Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa kulankii ugu horreeyey ku yeeshay magaalada Muqdisho tan iyo markii la magacaabay. Xubnaha guddiga ayaa ka wada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...