SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xaflad lagu Daahfurka Aaladeynta Manhajka Qaranka oo si toos ah uga socota Muqdisho

Madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah xubnaha labada gole ee Jamhuuriyadda Fedeaalka Soomaaliiya ayaa ka qeybgalaya xaflad ka socota xarunta murtida iyo madadaalada...

Ra’iisul wasaare xigeenka Itoobiyo oo maalmihii u dambeeyay safar Gobolka ah ku jira ayaa la kulmay Madaweynaha Rwanda.

Ra’isulwasaare ku xigeenka Itoobiya ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonne ayaa saakay maagalada Kigali ee xarunta Rwanda kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Paul Kagame. Waxa ay...

Suudaan oo qorsheyneysa inay muwaadiniinteeda kala baxdo gobalka Tigreega ee Itoobiya.

Dowladda Suudaan ayaa qorsheeyneysa inay muwaadiniinteeda   kala soo baxdo dalka Itoobiya,gaar ahaan gobalka Tigreega oo ay ka socdaan dagaallada dhowaan ka bilowday dalkaasi. Bayaan...

Dowlada Iran oo ugu baaqday Madaxweynaha cusub ee Mareykank joe Biden in laga qaado cunaqabateynta, islamarkaana dib ugu biirto heshiiska nukliyeerka.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Iran Mohammad Javad Zarif ayaa sheegay in Iran ay si buuxda u fulin doonto heshiiskeeda Nukliyeerka ee 2015 hadii Madaxweynaha...

Duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ay ka geysteen gudaha dalka Syria ayaa waxaa ay ku dileen seddex askari, oo ka tirsan Ciidamada Iran.

Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa sheegtay in seddex askari la dilay xilli militariga Israa’iil ay sheegeen in ay duqeeyeen bartilmaameedyo ay lahaayeen ciidamada Iiraan iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...