SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Soomaaliya oo Ka hadashay Dad shacab ah oo Shabeelaha Hoose lagu dilay.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baaritaano qoto dheer ku sameyn doonto dad shacab ah oo la sheegay in lagu dilay Gobolka Shabeelaha Hoose. Wasiirka...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Cape Town

Kooxo hubeysan ayaa magaalada Cape Town wax yar kahor waxaa ay ku dileen Allaha u naxariistee muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Ismaaciil Cali Sakiin. Alle...

Maamulka Gobolka Banaadir oo dib u sameynayo Sharciga Gadiidka Wadada

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Sheegay in ay sameeyeen Sharciga Gadiidka Wadada kaas oo hagi doono Gadiidka wadadooyinka Gobolka Banaadir. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Taabit ayaa...

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyey Sharciga Istaatiistikada Dalka

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS oo Sucuudiga kala hadlay Dhoofka xoolaha Soomaaliya.

Waxaa magaalada Riyaad ee caasimadda wadanka Sacuudi Carabiya Ku kulmay Wasiirka deegaanka, Biyaha iyo Beeraha ee dalka Sucuudiga Eng. Abdirman Abdul Muxsin Alfadli iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...