SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Soomaalida Kunool Masar oo u dabaal degey Ciidul-Adxa+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Iyadoo ay maanta tahay maalin farxadeed islamarkaasina Caalamka Islaamka looga dabaaldegayo Munaasabadda Ciidul-Adxaa, ayaa  Masjidda Waaweyn ee Magaalada Qaahira ee Dalka Masar waxaa saakay...

Sidee maanta looga ciiday Magaalada Khartoum?+SAWIRRO

Khartoum(SONNA):--Kumanaan kun oo ka mid ah Shacabka magaalada Khartoum ayaa saaka markii uu waagu baryey u dareeray masaajidda iyo goobo kale, si ay ugu...

Maxakamadda sare ee Kenya oo go’aamisay in dib loogu laabto doorashadii uu ku guuleystay Uhuru Kenyata

Muqdisho(SONNA) Go’aan ka soo baxay maxakamadda sare ee dalka Kenya ayaa lagu sheegey in maxakamadu ay diidey natiijada doorashadii uu ku guuleystay Uhuru Kenyata. Guddoomiyaha...

Madaxweyne Farmaajo” Dhawaan waxaa bilaaban doona howlgalo Shabaab looga sifeynayo gobolada dalka

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed  C/llaahi Farmaajo ayaa saaka salaadda ciidul Adxa Masjidka Shuhadaa ee Madaxtooyada Somaaliya  kula tukaday dadweyne farabadan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Axmed Madoobe”Waa in loo cadaalada falaa shacbka Soomaaliyeed+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qaar kamid ah dadweynaha ree Kismaayo kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Salaada Ciidul Adxa. Madaxweyne...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...