SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo booqday deegaanka Xeraale

Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dawlad Goboleedka Galmudug iyo Maamullada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ka wada hadlay Xaaladda nololeed ee dadka ku barakacay Dagaalladii...

Marwada 1-aad ee Turkiga oo booqatay Qoxootiga Rohinga

Muqdisho(SONNA)--Marwada Kowaad ee dalka Turkiga Emine Erdogan ayaa gargaar bin’aadananimo gaarsiisay qaxootiga Muslimiinta Rohingya oo safar ku tegtay xero qaxooti oo ku taala xadka...

Wasiirka Caafimaadka oo shir uga qeybgashay Helsinki +SAWIRRO

Helisinki(SONNA)--Wasiirka Wasaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur oo uu wehliyo la taliyaha Wasarrada xagga Caafimaadka taranka iyo dhallaanka Dr Abdulqadir Wehliye ayaa...

Ciyaaro lagu soo gabagabeeyay Minneapolis +SAWIRRO

Minneapolis(SONNA)—Shalay ayaa lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Horyaalkii kubbada cagta ee loogu magac daray JIIROONIGA CIYAARTOOYDA CUSLAATAY. Horyaalkan oo socday muddo afar...

Hey’adda UNDP oo soo saartay daraasaad ku saabsan xag-jiriinta

Muqdisho(SONNA) Hey’adda UNDP ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa soo saartay Warbixin cusub oo ay ku sheegtay in sababaha ugu weyn ee dhallinyarada Afrika...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...