SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Baaq lagu joojinaayo Xasuuqa Muslimiinta Burma

Madaxda Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa soo saaray baaqyo looga codsanayo Madaxda dalka Myanmar inay joojiyaan xadgudubyada ka dhanka ah muslimiinta dalkaasi ee Rohinga ,oo...

Mudanayaasha Aqalka sare oo u codeeyey in dib loo dhigo Ajandihii ku saabsanaa arrintii Qalbi Dhagax

Mudanayaasha  aqalka  sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa oo maanta kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa waxaay go’aamiyeen in dib loo dhigo Ajandihii ku saabsanaa...

Maleeshiyada Al shabaab oo laga saaray degmada Balad-Xaawo

Aragagaxisada Al shabaab ayaa laga saaray Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo oo saaka ay kula dagaalameen Ciidamada Daraawiishta Jubbaland sida Wakaalada Wararka SONNA ay...

Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed oo Gaalkacyo kula kulmay saraakiil Amni

Muqdisho(SONNA) Taliye ku xigeenka Ciidamada booliiska Soomaaliyeed Janaraal Bashiir Cabdi Ameeriko iyo satraakiil uu hoggaaminayay oo  maalmaahaanba howlo shaqo u joogay deegaanada Puntland ayaa...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya”Waxaan xoojinaynaa howlgala ka dhanka ah Argagixisada+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/rashiid C/llaahi Maxamed, ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal ku aadan sidii loo xoojin lahaa dagalka ka dhanka ah...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...