SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka Gobolka Gedo oo ka warbixiyey Dagaalkii shalay ka dhacay degmada Baledxaawo.

Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa duqeyn la eegtay Maleeshiyadii Shabaab waxyar un kadib markii ay Weerarka ku qaadeen degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo. Duqeyntaasi ayaa la...

Deeq Lacageed Oo La Gaarsiiyay Dugsi Ay Wax Ku Bartaa Ardayda Qaba Baahiyahay Gaarka

Qaar ka mid ah jaalliyahada Soomaalida ee ku nool boqortooyada Ingiriiska ayaa deeq lacag ah oo ay kasoo uruuriyeen dugsiyada waxbarashada ee ku yaalla...

Golaha Ammaanka e QM oo xayiraad xoogan ku soo rogay Waqooyinga Kuuriya

Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Newyorka ee xarunta QM ayaa laga soo saaray Qaraarkan  looga jawaabayay tijaabadii lixaad uguna awoodda badneyd ee hubka...

Golaha Ammaanka e QM oo xayiraad xoogan ku soo rogay Waqooyinga Kuuriya

Muqdisho(SONNA) Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Newyorka ee xarunta QM ayaa laga soo saaray Qaraarkan  looga jawaabayay tijaabadii lixaad uguna awoodda badneyd ee...

Alshabab oo lacago baad ah ku siidaayay Gabdho ugu afduubnaa Gobolka Hiiraan

Muqdisho(SONNA) Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xoriyadoda ay dib u heleen gadho u afduubnaa in mudo ah kooxaha argagisada Shabaab gelinkii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...