SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Bangladesh ee Qaxootiga Rohingya

Sheikh Hasina Ra’iisul Wasaaraha Bangladesh, ayaa maanta booqanaysa xerada Kutupalong, ee ay maamusho Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, xeradan ayaa ka...

Shir Wadatashi ah oo ku saabsan Sharciga Socdaalka oo Muqdisho lagu qabtay

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ayaa shir wadatashi ah u qabatay Khubaro ka kala socday qaar ka mid ah Hay’addaha dowlada iyo Bulshada rayidka, waxaana...

Maamulka Gobolka Gedo oo ka warbixiyey Dagaalkii shalay ka dhacay degmada Baledxaawo.

Muqdisho (SONNA) Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa duqeyn la eegtay Maleeshiyadii Shabaab waxyar un kadib markii ay Weerarka ku qaadeen degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo. Duqeyntaasi...

Deeq Lacageed Oo La Gaarsiiyay Dugsi Ay Wax Ku Bartaan Arday Baahiyaha Gaarka Qaba

Muqdisho (SONNA) Qaar ka mid ah jaalliyahada Soomaalida ee ku nool boqortooyada Ingiriiska ayaa deeq lacag ah oo ay kasoo uruuriyeen dugsiyada waxbarashada ee...

Maleeshiyo ka tirsan Al Shabaab oo lagu dilay Deegaanka Far Libaax

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Far Libaax ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi Jab xoog leh lagu gaasriiyay Maleeshiyada Argagaxisada Al shabaab oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...