SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dukaamo Soomaali leedahay oo lagu boobay duleedka Cape Town

Shacab South Africaan ah oo careysan ayaa habeenkii xalay ahaa boobay goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali ah oo ku yaalay xaafadda lagu...

Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Safiirka UK ee Soomaliya oo kulan yeeshay “Sawirro”

Muqdisho (SONNA):- Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya David Concar, iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay, halkaas oo...

Puntland iyo Galmudug oo miyiga Gaalkacyo kawada wacyagelin ku aadan sidii nabada loo ilaalin lahaa.

  Muqdisho (SONNA):- Madaxweyne ku xiggeenka Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee  Puntland Mudane Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey oo Wariyeyaasha lahadlay  ayaa sheegay in uu  dhaamaday...

Madaxweynaha Koofur galbeed iyo Safiirka UK ee Somalia oo kulan ay yeesheen uga hadlay Dayactirka Wabiga shabeelle

Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya David Concar, iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay, halkaas oo ay kusoo...

Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo ka shiray qodobo ay kamid yihiin Xildhibaanada safra wargalin la’aan Guddoonka ah.

Kulankaan oo ahaa kii  12-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Federaalka ah ee Soomaaliya  ay yeeshaan, ayaa waxaa looga hadlay Guntanka Kullamada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...