SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) BARNAMIJKA FALANQAYNTA ©SNTV // SUGAAL // 19-11-2020.

Halkaan ka Daawo Barnaamijka Falaqeynta. https://youtu.be/JkMcjWvXU_0

(DAAWO) BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA MAANTA ©SNTV // 19-11-2020.

Halkaan ka Daawo Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta. https://youtu.be/DAbDISOHUJU

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka, amniga iyo laba kaclaynta caabuqa Karoona+(SAWIRRO).

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka 2021/2025,...

War Deg Deg ah, Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo la magacaabay Maxamed Cabdirisaaq.

Wareegto ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaharaha Soomaaliya ayaa waxaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya loogu magacaabay mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, kaasi oo badali...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Galdogob gaaray+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal ku jooga Puntland ayaa maanta gaaray degmada Galdogob ee gobolka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...