SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shir looga hadlayay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo lagu qabtay Jabuuti

Shirkani oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Wadanka Yeman ayaa lagu qabtay Caasimadda Dalka Jabuuti, waxaana kasoo...

Wasaarada Dhallinyarada oo qalab isboorti ka guddoontay dalka Jabuuti

Wasiirka wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa ka guddoontay safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan, qalab isboorti oo...

Guddoonka golaha shacabka oo magacaabay guddiga loo xil saaray arinta Qalbi dhagax

Guddoonka golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay magacyada guddiga loo xil saaray go’aankii xukuumadda Soomaaliya ee ku aadanaa arinta C/kariim Sheekh...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo u Ambabaxay Dalka Mareykanka

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka oo ay kaga...

Madaxweynaha Sudan oo ka hadlay Saameynta Cunaqabateynta saaran dalkiisa

Khartum –(SONNA)- Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa sheegay inay xukuumadiisu ay ku taagan tahay dhabbaha nabad ku soo dabaalida geyiga dalkiisa,isla markaana...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...