SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo tacsiyeeyay Geerida Ra’iisulwasaarihii hore Marxuun Cumar Carte Qaalib

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle u...

(DAAWO) Shugri Calow oo u sharaxan guddoonka deegaan King County Gobolka Washington oo Minnesota lagu soo dhaweeyay+(MUUQAAL).

Shugri Calow oo u sharaxan guddoonka deegaan King County Gobolka Washington oo Minnesota lagu soo dhaweeyay, Halkaan ka Daawo Muuqaalka. https://youtu.be/MXvv-gN58es

Safiirka Itoobiya ee Dalka Sudaan oo sheegay in ay kala shaqeyn doonaan Sudan taageeridda qaxootiga Itoobiyaanka ah.

Safiirka Itoobiya ee dalka Suudaan ayaa sheegay in dowladda Suudaan ay kala shaqeynayaan sidii loo taageeri lahaa qaxootiga ka cararay Waqooyiga Itoobiya ee Suudaan...

Ethiopia oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay hub iyo banbaanooyin si sharci darro ah lagu heystay.

Booliska magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub iyo banbaanooyin si sharci daro ah lagu heystay . Baaritaano ay...

Xildhibaan Ubax Tahliil oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Xildhibaan Ubax Tahliil oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...