SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Faah faahin ka soo baxayso Tahriibayaal ku dhintay xeebaha wadanka Liibiya

Ugu yaraan 50 qof oo muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku Dhinteen  badda Mediterraneanka ee isku xirta Afrika iyo Yurub  ka...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta” Maxakamadda sare waxay sameysay inqilaab

Guddiga Doorashooyinka madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqey in dib loo dhigay doorashada  26-ka bisha soo socota ee Octobar,Waxayna gudiga doorashooyinka Kenya doonayaan...

Madaxweyne Waare Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Guddoomiye Ku Xigeenki Beledweyne Bashiir Dhoorre

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Bashiir Xusseen Dhoore oo horay u soo noqday guddoomiye...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo maanta khudbad jeedin doona iyo kulamo uu la yeeshey madaxda Wadamada Ciidamadooda Jooga Soomaaliya+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta la filayaa in uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu ka jeediyo shirka Golaha Guud ee Qaramada...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa  magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi, waxana...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...