SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Washington”weerar kuma nihin Kuuriyada Waqooyi”

Mareykanka(SONNA) War ka soo baxay Xukuumadda Washington ayaa lagu sheegay in Dowlada Mareykanka aysan duulaan ku ahayn xukuumadda Pyongyang ee Kuuriyada Waqooyi. Aqalka Cad ee...

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in waxkasta wada hadal lagu dhameeyo

Kismaayo (SONNA) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" ayaa ku baaqay in Soomaalida ay isu muujiso qadarin iyo is...

Maamulada Galmudug iyo Puntland oo heshiis wada gaaray

Gaalkacyo (SONNA) Mas'uuliyiinta maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta kulan ka yeeshay colaadda ka soo cusboonaatay qeybo ka mid ah gobolka, gaar ahaan dhanka...

Ciidamada oo gacanta ku dhigay rag fal dambiyeed geystay

Muqdisho (SONNA) - Ciidamada amniga oo kaashanaya shacabka gobolka Benaadir ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan dhallinyaro fal dhaawac ah ka geystay qeybo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula kulmay Madax ka tirsan Bangiga Adduunka”Sawirro’

Washington 25, September 2017---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan yihiin dalka Maraykanka ayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...