SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qunsulka guud ee safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo deeq dhar ah gaarsiiyay Maxaabiis Soomaaliyeed

Toddoba dhalinyaro Soomaali ah oo dhameystay xukunno 8 sano ah oo xabsi ah  ayaa deeq dhar ah oo dhiirri gelin ah, waxaa gaarsiiyay sii...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Sudan

Madaxweynaha J. F. S. Mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa goor dhow ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ee magaalada...

Ciidanka Xoogga Dalka oo deegaanno kala wareegay Al-shabaab, dad shacab ahna kasoo furtay

Goof-gaduud Buuraay (SONNA) Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa maamulka degaanka Goof-gaduud Buuray ee gobolka Baay ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay howlgallo qorsheysan...

Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Xudur

Xudur(SONNA)--Kulan oo looga hadlayay Amaanka iyo xasiloonida Gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya kana mid ah deegaanada hoose yimaada maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa...

Maamulka gobolka Bakool oo mamnuucay in qaad laga dejiyo Xudur:DHAGEYSO

Bokool(SONNA) Kulan looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa  Ammaanka iyo xasiloonida Gobolka Bakool ayaa lagu qabtay Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolkaasi,iyadoo ay ka soo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...