SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Puntland oo Abaalmariyey Qeybo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Amaanka

Madaxweynaha Dowlada goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa abaalmarino Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku guddoonsiiyey Qeybo kamid ah Saraakiisha Ciidamada gaar...

Guddiga Kheyraadka ee Golaha Aqalka sare iyo Wasaaradda Batroolka Soomaaliya oo kulan yeeshay

Kulanka ay yeesheen Guddiga kheyraadka Qaranka kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Golaha aqalka sare iyo wasaarada batroolka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka...

Madaxweynaha Puntland oo Abaalmariyey Qeybo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Amaanka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Madaxweynaha Dowlada goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa abaalmarino Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku guddoonsiiyey Qeybo kamid ah Saraakiisha...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo deeq dhar ah gaarsiisay Maxaabiis Soomaaliyeed “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Toddoba dhalinyaro Soomaali ah oo dhameystay xukunno 8 sano ah oo xabsi ah  ayaa deeq dhar ah oo dhiirri gelin ah, waxaa...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Germany oo Hishiisyo kala saxiixday “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamal Xasan Maxamed oo ay wehliyaan Xoghayaha Joogta ah ee Wasaaradda Abdi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...