SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Soomaliya oo ka qeybgashay shir ka furmay Koonfur Afrika

Johansberg(SONNA) Kulanka furitaankiisa waxaa marti ku ahaa Madaxweynaha Dalka Sahraawi,gudgoomiyaha baarlamaanka ee dalka Chad,Wefdi ka socoda Soomaaliya Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka South Afrika...

Kenya oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsanaa Nabad diidka Al-Shabaab

Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaadday inay Ciidankeedu dileen Shan ka mid ah Maleeshiyada Al-Shabaab, markii ay weerar ku qaadeen Keymaha Boni iyo Bodhey ee...

Dab xoogan oo sababay dhimashada 10 qof oo ka kacay Gobolka California ee Dalka Mareykanka

Gobolka California ee Dalka Mareykanka ayaa lagu so warramaya in ugu yaraan 10 qof ay ku dhinteen dab xoog leh oo ka soconaya meelo...

Soomaliya oo ka qeybgashay shir ka furmay Koonfur Afrika

Kulanka furitaankiisa waxaa marti ku ahaa Madaxweynaha Dalka Sahraawi,gudgoomiyaha baarlamaanka ee dalka Chad,Wefdi ka socoda Soomaaliya Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka South Afrika iyo...

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Hogaanka caafimaadka Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta lagu wareejiyay deeq daawo iyo qalab caafimaad oo loogu talagalay Isbitaalka Xoogga. Deeqdan oo isugu jirtay daawo iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...