SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Hay’adda FAO ayaa fariintaan Dagniin ah ka soo saartay Duufaanta GATI oo wadato roobab culus iyo dabeylo xoogan taasoo ku wajahan gobolka Bari ee...

Digniin, Fadlan taxaddar! Heyada FAO ee qaramada midoobe ayaa ka digeysa roobab lixaad leh oo ka dhalan Kara duufaan ku wajahan soomaaliya saacadaha soo socda. Duufaanta...

Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka XJFS oo ka digeysaa duufaano qeybo ka mid ah Dalka.

Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka XJFS waxa ay ka digeysaa duufaano kusoo wajahan inta u dhaxeysa Boosaaso iyo Xaafuun, waxa ay daba socotaa roobka...

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellada hoose oo maanta booqanaya Degmada Baraawe.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabellada hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kormeer howleed ku tagaya dagmada Baraawe oo ah ...

Shirka Hoggaamiyeyaasha Wadamada G20 ayaa dib u taageeray helitaan caalamiga ah ee ‘loo siman yahay’ ee tallaalka COVID-19.

Hoggaamiyeyaasha 20-ka waddan ee ugu dhaqaalaha badan adduunka ayaa ballan-qaadaya Axadda maanta ah si loo hubiyo in si caddaalad ah loogu qaybiyo tallaallada COVID-19,...

Ra’iisal wasaare Rooble oo maanta tagaya magaalada Baydhabo.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...