SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Taariikhda Calankeena iyo halgankii loo soo maray

12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka Buluugga ah ee u eg samada...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo gaaray Dalka Cumaan

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Mohamed Aadan Koofi ayaa gaaray dalka Cumaan, iyadoona halkaasi ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiinta safaaradda Soomaaliya...

Doorashada Maamulka iyo Golaha deegaanka oo Maanta ka dhacaysa Xudur

Bakool (SONNA) Doorashada Maamulka iyo Golaha deegaanka Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo Magaaladaasi, iyadoo Bulshada...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo gaaray Dalka Cumaan+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Mohamed Aadan Koofi ayaa gaaray dalka Cumaan, iyadoona halkaasi ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiinta safaaradda...

Natiijada doorashada Liberia oo la shaacinayo

Liberia(SONNA) Waxaa si rasmi ah uga bilowday dalka Liberia tirinta codadkii la dhiibtay ee doorashada madaxtinimo ee wadankaasi,Iyadoo ay noqonayso xil isku wareejintii ugu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...