SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dhiseyso Dugsi u gaar ah dadka naafada ah

Muqdisho (SONNA)  Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan, ayaa sheegay in Xukuumadda sanadkaan ay wado qorshe ay ku...

Kulan lagu daah furayay Mashruuca Ubabacdhigida Aafooyinka oo Baydhabo lagu qabtay

Baydhabo (SONNA) Kulankan oo Lagu daah  furayey Mashruuca Ubabacdhigida Aafooyinka Waxaa shir Guddoominayey Kusimaha Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, waxaana ka qeyb galay Wasiirada Wasaaradaha...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir uga qeybgalaya Washington

Washington(SONNA) Wasiirka Maaliyadda DFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirka IMF iyo Bangiga Aduunka oo ka furmay Magaalada Washington D.C. ee xarunta...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Hey’adda IMF iyo Bangiga Aduunka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DFS Dr: Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirka Hey’adda Lacahta Adduunka IMF/Bangiga Aduunka oo ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo kormeeray dugsiyo ay wax ku bartaan gabdho da’yar ah

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta saree e Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta konmeer ku tagay dhowr xarumood oo ay wax ku bartaan Gabdhaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...