SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

40-shaqaalo oo ka socday Wasaaraddaha Dowladda oo tababar loogu soo xiray Nairobi+(Sawiro)

Nairobi(SONNA) Tababar shan maalin ah u socday 40-Shaqaale oo ka kala socday agaasinka Qorsheynta ee Wasaaaraddaha Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa maanta  lagu soo gaba...

Dowladda Turkiga oo qabatay 226-Tahriibayaal sharci-daro ah

Ciidamada Amaanka Turkiga ayaa khamiistii shalay gacanta ku dhigay 226-Qof oo doonayay in si sharci-daro ah uga tahriibaan dalkaasi ka dib howlgal ay ciidamada...

Xiisadda Turkiga iyo Mareykanka oo Wali Cakiran

Muqdisho(SONNA) Mareykanka ayaa weydiistay Dowlada Turkiga inay soo bandhigo haddii ay heyso caddeymo muujinaya eedaha ay usoo jeediyeen shaqaalo ka tirsan qunsuliyada Mareykanka ee...

Turkiga oo lagu qabtay 226-Tahriibayaal sharci-daro ah

Muqdisho(SONNA) Ciidamada Amaanka Turkiga ayaa khamiistii shalay gacanta ku dhigay 226-Qof oo doonayay in si sharci-daro ah uga tahriibaan dalkaasi ka dib howlgal ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...