SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Taliska Booliska Soomaaliya oo gaadiid Ciidan ku wareejiyey Booliska Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirshabelleMudane  Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto  C/xakiin Daahir Saciid Saacid Kala Wareegay Gawaari Loogu Talo...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Daahfuray bandhig Carweedka Farshaxanka iyo Dhaqanka Soomaalida

Daah furka barnaamijka Bandhig Carweedka Dhaqanka iyo Farshaxanka ayaa waxa furay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed , kuxiggeenadiisa...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Daahfuray bandhig Carweedka Farshaxanka iyo Dhaqanka Soomaalida “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)   Daah furka barnaamijka Bandhig Carweedka Dhaqanka iyo Farshaxanka ayaa waxa furay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed...

Golaha Wasiirada oo magacaabay Taliyaha Xooga Dalka , soona dhoweeyey baaqii Madaxweynaha ee Midnimada iyo Wadashaqeynta hay’adaha dawliga ah “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), 12 October 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka...

Taliska Booliska Soomaaliya oo gaadiid Ciidan ku wareejiyey Booliska  Hirshabeelle “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirshabelleMudane  Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto  C/xakiin Daahir Saciid Saacid Kala Wareegay Gawaari...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...