SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaaraha oo xalay kormeer ku tagey goobtii uu Qaraxu ka dhacay+Sawirro)

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kormeer ku tagey goobihii ay ka dhaceen falkii argagixiso ee shalay. Wuxuna...

Dowladda Soomaaliya shaacisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey qarixii Soobe.

Mudisho(SONNA) Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee magaalada Muqdisho, dhaawacana...

Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaanada goloha Shacabka ugu baaqay inay u gurmadaan dadka Waxyeelada ay kasoo gaartay Qaraxii shalay

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ka hadlay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana uu...

Ururka IGAD oo cambaareeyey Weerarkii argagixisinimo ee Shalay Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (SONNA)  War saxaafadeed kasoo baxay  Urur Goboleedka IGAD oo uu ku saxiixan yahay Xoghayaha guud ee Ururkaasi Maxbuub Macalin, ayaa lagu cambaareeyay Weerarkii...

Madaxweyne Ordugan oo Amray diyaarado gurmad ah oo Soomaaliya loo soo diro

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Turkiga Recep Tayib Erdugon ayaa amray in diyaarado sida gar gaar caafimaad iyo dhaqaatiir ay si deg...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...