SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisulwasaare Rooble oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Baydhabo+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Koofur GalbeedRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudne Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay magaalada Baydhabo kulan kula...

(DAAWO) WARKA KOOBAN SNTV 23.11.2020.

Halkan ka Daawo Warka Kooban ee SNTV. https://youtu.be/NNYYkPdhvG8

Wasaaradda caafimaadka XFS oo Muqdisho ka furtay shir ku saabsan nafaqada+(SAWIRRO).

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Waaxda mashruuca nafaqada ayaa waxa uu shir uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan oo ah mid looga hadlayo...

Wararkii ugu dambeeyay ee Xaalada deegaanka Xaafuun oo ka mid meelaha uu Roobka wato Dabeylaha ka da’ayaan.

Magaalada Xaafuun 2 nin oo dhintay ayaa hadda la keenay gudaha magaalada waxaana la sheegay in 2 nin oo kale xeebta meedkoodu uu yaalo...

Ra’iisul wasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Ahmed oo shaaciyay in uu bilowday Qorshahii ugu dambeeyay ee Howlgalka Gobolka Tigreega.

Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in lagalay wajigii sadaxaad howlgal soo celinta sharciga ee gobalka tigreega Abiy Ahmed wuxuu tilmaamay in wajigan uu yahay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...