SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddiga Gurmadka Qaranka oo ka warbixiyey Howlaha gargaarka ah halka ay u marayaan “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Guddiga Guramadka Qaranka, ayaa Shir jaraa'id oo ay hadda ku qabteyn Xarunta Gurmadka Qaranka ayaa waxay kaga hadleyn Howsha gargaarka meesha ay...

Tirada Shaqaalaha Dowladda ee ku dhintay Qaraxii Zoobe oo la shaaciyey (AKHRI)

Muqdisho (SONNA)  Kulan ay isugu yimaadeen Xiriirka guud ee Shaqaalaha Dowladda, ayaa lagu soo bandhigay tirada shaqaalaha Dowladda ee ku geeriyooday kuna dhaawacmay masiibadii...

Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Deeq lacageed gaarsiiyey Bukaanada Qaraxii Zoobe  “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Qaar kamid ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Maanat booqday Qaar kamid ah Isbitaalada ay ku jiraan Bukaanaddii...

Marwada Koowaad ee Dalka oo Booqatay qaar kamid ah Isbitaalada Muqdisho.”Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Marwada kowaad ee Dalka Marwo Saynab Cadbi Macalin, ayaa qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho ku booqatay dhawacyadii ka dhashay Qaraxii...

Banaanbax looga soo horjeedo Xasuuqii Zoobe oo Cadaado ka dhacay+Sawirro

Muqdisho (SONNA) 14-kii bishan waa maalin shacabka soomaaliyeed u ah musiibo qaran, muujinta dareenka shacuubta ayaa ah mid ay tacsi ugu dirayan dadki ku geeriyooday .allaahna...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...