SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda XFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho+(SAWIRRO).

Wasiirka magacaaban ee wasaaradda arrimaha dibadda xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Dowlada Itoobiya oo ku Eedaysay TPLF Burburin xoogan oo loo geystay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Axum+(SAWIRRO).

Dowlada itoobiya ayaa sheegtay in ciidanka tigreega ee TPLF ay burburiyeen garoonka diyaaradaha magaalada Axum gaar ahaan dhabaha ay diyaaradahu ku cararaan. Garoonkan oo shaqeyn...

Maamulka Gobolka Mugud oo Magaalada Gaalkacyo ku soo Dhaweeyay Wariiska Shaqada JFS+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS Duraan Axmed Faarax ayaa waxaa magaalada Galkacyo kusoo dhaweeyay masuuliyiin Ka tirsan maamulka gobalka Mudug iyo Kan...

Shaqaalaha Wasaaradda waxbarashada,Hiddaha iyo tacliinta sare oo ka qeyb qaatay Ololaha kaltanka #Isxilqaan+(SAWIRRO).

Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ka qeyb galay ololaha Isxilqaan wareegiisa 16-aad. Ololaha ayay howlwadeennada Wasaaradda Waxbarashada ka fuliyeen...

Madaxweynaha Dooran ee Dalka Mareykanka ayaa La filayaa in uu Xilal kala duwan oo Muhiim ah Magacaabo,

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu xoghayihiisa arrimaha dibedda u magacaabo diblomaasi ruug cadaa ah oo lagu magacaawo Antony...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...