SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Waddada Isgoyska Zoobe oo howl dib u dayactir ka bilaabatay “Sawirro”

Muqdisho(SONNA)--Guddoomiyaha Gobalka Benadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thabit Abdi Maxamed ayaa ka qeybgalay howl dib u dhis iyo dayactir ka bilaabatay Isgooska 14...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo kulan mahadcelin ah la qaatay Wafdigii ka socday Djabuuti+(Sawiro)

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka MahdiMaxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan mahadcelin ah la qaatay wafdigii ka socday Djabuuti, kuwaasi oo u yimid in...

Saxaafadda Soomaaliyeed oo isku raacay in dhex dhexaad aysan ka noqon doonin Baahinta Xasuuqa Argagixisada Alshabaab ay geeysanayaan “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Kulan ay isugu yimaadeen Saxaafadda Soomaaliyeed, ayaa maanta ku qabtay Magaaladda Muqdisho, waxaana kulanka goob joog ahaa Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Wasiirka Owqaafta...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia oo ka tacsiyeesey Qaraxii Muqdisho ka dhacay+(Sawiro)

Kuala Lumpur(SONNA) Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia ayaa kulan tacsi iyo duco ah u qabatay dadkii Soomaaliyeed ee ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmey...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Xarunta ka hortaga Musiibooyinka dhowaan la furi doono “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Marwo Maryan Qaasim, ayaa sheegtay in wasaaradda dhowaan ay furi doonto...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...