SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Safiirka Marykanka ee Malaysia oo booqatay iskuulka Soomaalida ee Kuala Lumpur (Sawirro)  ​

Kuala Lumpur(SONNA)--Danjiraha Marekanka u fadhiya dalka Malaysia, Kamala Shirin Lakhdhir ayaa booqashadii ugu horreeysay ku tagtay iskuulka Soomaalida (Somali Community School) oo ay wax...

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Bandhigga Dhiira gelinta Dhalinyarada oo Ruushka ka soconaya

Magaalada Sochi Russia waxaa ka soconaya munaasabado la xiriira maalinta dhiira galinta Dhalinyarada iyo ardayda taasi oo ay ka qeyb galayaan dhalinyaro ka socda...

Xasuuqa Rohinga oo saameynta ugu badan ku yeeshay Caruurta.

Barakicinta iyo xasuuqa ka dhanka ah muslimiinta Rohinga ee Dalka Maymaar ayaa saameynta ugu badan waxa ay ku yeelatay Caruurta sida ay sheegeyso warbixin ...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin dheeri ah ka bixisay qarixii ka dhacay Soobe

Dowladad Federaalka Soomaaliya ayaafaah faahin dheeraad ah ka bixisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey qarixii bahalnimada ahaa ee 14kii Bishan ka dhacay Isgoyska...

FAALLO:-Maxaa laga yiri Qaraxii Zope?

Muqdisho(SONNA)--14-kii bishan oo ku aadaneed galabnimo maalintii Sabtida aheyd ayaa waxaa ka dhacay Isgoyska mashquulka badan ee loo yiqiin Zope Qarax aad u ballaarnaa,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...