SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha G/banaadir oo tababar usoo xiray maamulada Degmooyinka Gobolka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed, ayaa maanta tababar ku saabsan wada shaqeynta dhanka amniga u soo...

Madaxweyne C/weli Gaas”Waan soo dhaweynaynaa casuumaadii uu noo fidayay madaxweynaha Soomaaliya”

Garowe(SONNA) Hadalkan uu jeediyay madaxweyne C/weli Gaas ayaa ka dambeeyey markii uu la kulmay Guddoomiyaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada...

Tababarka tababarayasha kubadda Gacanta Soomaaliya oo Djibouti lagu soo xiray

Waxaa   maanta  dalka Djibouti lagu soo gebagabeeyay tababarka kubadda Gacanta  darajada koowaad oo  15 Tababare muddo 10 cisho ah u socday, waxaana xafladda  xeritaanka...

Taliyaha Ciidanka X.D.S. oo kulan la qaatay Taliyaha Tababarrada Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen, C/wali Jaamac Gorod ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Taliyaha Tababarrada Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Addis Pietro. Kulankan ayaa...

Shir looga hadlayay Baahinta Awoodda Dowladda oo Muqdisho ka dhacay

Wajiga  sadaxaad  iskaashi  wadajirka ah ee baahinta awooda dowladda  shanta sano ee soo aadan 2018-2022 ee JPLG ayaa looga hadlay  shirkan oo uu gudoominayay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...