SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Hoggaamiyihii Kurdiyiinta Ciraaq oo iscasilay

Ciraq(SONNA) Masoud Barzani Madaxwaynaha Kurdiyiinta Ciraaq, ayaa jeediyay khudbad kulul ka dib markii ay baarlamaanka gobolkaasi ka aqbaleen codsigiisii ahaa in uu xilka ka...

Ra’iisul Wasaare Khayre”Waxaan ugu hambalyeynaa Dowladda iyo shacabka Turkiga maalinta xoriyadda Dalkooda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hadalkan jeediayay mar uu ka qeybgalayay  Munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 94-aad...

94 Guurrada Jamhuuriyadda Turkiga Oo Si Weyn Muqdisho Looga Xusay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta ka qeyb-galay Munaasabad agu xusayay sanad guuradii 94-aad ee ka soo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka tacsiyadeeyey geerida S/guuto C/raxmaan Khaliif.

Muqdisho(SONNA) Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed Generaal Cabdi Jaamac Warsame Gorod ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay weerarkii hotelNaashablood2 ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa si gaar...

Guddoomiye Jawaari Oo Khartoum Kula Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Sudan “SAWIRRO”

Khartuum(SONNA)-Wafdi uu hogaaaminayo gudoomiyaha golaha shacabka JFS oo booqasho ku jooga Dalka Suudaan ayaa maanta Magaaladda Khartuum ee xarunta dalka Suudaan kulan kula qaatay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...