SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul wasaare Rooble oo xaflad sagootin ah loogu qabtay Baydhabo+(SAWIRRO).

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS),mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xaflad isugu jirtay casho sharaf iyo sagootin oo loogu sameeyay magaalada...

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo dhagax-dhigay Dhismaha Xaruunta ay yeelanayso Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta ee...

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa si wadajir ah...

(DAAWO) BARNAAMIJKA QURBA JOOG ©SNTV // 25.11.2020.

Halkan ka Daawo Barnaamijka Qurbo Joog SNTV. https://youtu.be/FDltN5FSUIE

Qaramada midoobe oo sheegtay in qaxootiga itoobiya ka yimi ee gaaraya Sudan ay kordheen.

Heyada qaxootiga qaramada midoobe ee UNHCR ayaa sheegtay in dadka qaxootiga ee ka baxsanaya dagaalka waqooyiga itoobiya ay soo kordhayaan. UNHCR waxay tilmaantay in iminka...

(DAAWO) BARNAAMIJKA FALANQEYNTA EE ©SNTV // 24.11.2020.

Halka ka Daawo Barnaamijka Falaqeynta SNTV. https://youtu.be/QG-ry8dnk2s

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...