SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Maaliyadda”Dhawaan Miisaaniyadda dowladda 2018 waxaa la horgeynayaa Golayaasha Wasiirad iyo XFS”

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in wasaarada Maaliyadda ay isku diyaarineyso sidii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul...

100 qof oo ku dhimatay dhulgariir ku dhuftay Iiraan iyo Ciraaq

Waxaa Wadamada iiraan iyo Ciraaq ruxay Dhul-gariir xoog badan oo cabirkiisu yahay 7.3,kasi oo la sheegay in ay ku dhinteen dad gaaraya ilaa 100...

Doorka  Madbacadaha & taariikhdii ay soo mareen

  Waxa dunida ugu horeeyay taariikh ahaan waa qoraalka oo la rumeysan yahay in uu la bilowday aadanaha,bal qiyaas  nolosha maanta haddii aysan jiri laheyn...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay duqeyntii ka dhacday Riyadh

Sacuudi(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeysay duqeymihii dhawaan lagu bartilmaameedsaday magaalada Riyadh ee Dalka Sucuudiga,kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay ka...

Safiirka Soomaaliya ee K/Afrika oo la shiray ganacsatada+Sawirro

K/Afrika(SONNA) Kulankan oo lagu qabtay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Pretoria ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika, iyadoo ay ka qeybgaleen ...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...