SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kulanka Ra’isul Wasaaraha iyo Midowga Murashaxiinta oo socda+(SAWIRRO).

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hadda kula uga bilowday Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta, kulanka waxaa looga hadlayaa...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyina Heer Federaal oo ku baaqay in shir deg deg ah la isugu yimaado.

Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah u kulmaan...

Ra’isul wasaare Rooble oo la kulamaya maanta Midowga Murashaxiinta.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galabta magaalada Muqdisho kula yeelanaya shirkii labaad xubnaha Midowga Murashaxiinta madaxtinimada dalka, sida uu sheegay...

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo gaaray Baladweyne+(SAWIRRO).

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi saraakiil ciidan ah oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow oo maanta ah gaaray Magaalada...

Olole Bulshada looga wacyi-gelinayo Cudurka Covid-19 oo ka bilowday Gaalkacyo

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Kaashaneeysa Maamulka Dagmada Galkacyo ayaa Ka Bilaabay Dugsiyada Waxbaarshada Olole Bulshada Looga Wacyi Galinayo Khatarta Xanuunka Covid-19, Kaas oo Saameeyn...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...