SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyaha JFS oo Sharma Sheekh uga qeybgalaya shirka ganacsiga Africa+Sawirro

Masar(SONNA) Magaalada Sharma Sheekh ee Dalka Masar waxaa ka furmay shir wadatashi ah oo ku aadan arrimaha horumarinta ganacsiaga Qaaradda Africa oo ay martigelinayso...

Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay go’aanka Maraykanka ee Qudus

Muqdisho (SONNA), Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si dhow ula socotay, iyada oo ka walaacsan go’aanka halista ah ee uu qaatay Madaxweynaha dalka Maraykanka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Fannaanada Guduudo Carwo

Warsaxaafadeed---December 7, 2017---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed...

Shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyey istiraatejiyada aminga gudaha iyo arrimo kale (Sawirro)

Muqdisho (SONNA), 07 December 2017 –Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Dawladda Federaalka  yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan...

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya “Sawirro”

Muqdihso (SONNA), guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...