SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Masar

Muqdisho (SONNA), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaggoo ku sii...

Wasiirka Amniga XFS oo shir Arrimaha Booliska looga hadlayay uga qeyb galay Doha+Sawirro

Muqdisho(SONNA);-- Wasiirka Wasaaradaa Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kasoo qayb galay Shirka Shanaad ee Booliska Adduunka (INTERPOL ) oo looga hadlayey...

Dhageyso:- Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Qorshaha Amniga Qaranka 5-sano ee soo socota

Muqdisho(SONNA);-- Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Amniga,Dib u heshiisiintii...

Kuuriyada Woqooyi oo ku macneysey dhoolatuska Maraykanka bilaw dagaal

Muqdisho(SONNA):-- Wassaaradda Arrimaha dibada kuuriyada Woqooyi ayaa sheegtey dhoolatuska balaaran ee  ay wada jirka u samaynayaan Maraykanka iyo Kuuriyada koonfureed iyo sidoo kale hanjabaada...

Madaxweyne Erdogan oo shir deg deg ah isugu yeeray Hogaamiyaasha Dunida Muslimka

Muqdisho(SONNA);-- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan  ayaa cambaareeyay go'aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Jerusalem ugu aqoonsaday caasimadaa Israel,wuxuuna Erdogan sheegay in Go'aankaan uu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...