Nairobi-(SONNA)-Laamaha ammaanka Dalka Kenya ayaa ka digay weerarro Argagixiso oo ka dhaca degaanka Lamu iyo dhulka ku xeeran, markii laga war helay xubno ka...
Syria(SONNA) War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Mosco ay ciidamadeeda kalabaxaysa Dalka Syria,iyadoo haatan uu Ruushku ku dhaqaaqay...
Muqdisho(SONNA) Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay...