SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo gaarey deegaanka balanbale ee gobalka galgaduud

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud waxaana Deegaanka ka soconaya soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha uu...

Madaxweynaha Jamuuriyada federalka soomaali oo amaaney nabada ka jirta Guriceel

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka...

Soomaaliya oo lagu ammaanay habka qarash bixinta Maaliyadeed

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Hay'adaha Maaliyadeed ee Soomaliya waxay qaateen Tallaabooyin Dheeraad ah si loo Casriyo Suuqa Bangiyada Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo xeerka...

Shirka golaha horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya oo dhowaan la qaban doono

  Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeyb-galayey barnaamijka kulanka toddobaadka SNTV, ayaa sheegay in dhowaan la qaban doono shirka...

Ololihii wacyi gelinta doorashooyinka oo ka bilaabanaya Garoowe.

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxa ku sugan Xubno ka socda Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan kuwaas oo  la filayo in ay shir...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...