SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) BARNAAMIJKA MADASHA DHALINYARADA ©SNTV // 30.11.2020.

Halkan ka Daawo Barnaamijka Madasha Dhalinyarada SNTV. https://youtu.be/_sRKWj0xkK0

BARNAAMIJ GAAR AH TAARIIKHDA SOO JIREENKA AH EE RADIO MUQDISHO OO 69 JIRSADAY.

Halkan ka Daawo. https://youtu.be/gf3PkK0XAH8

Isbitaalka Magaalada Mekelle ee dalka Itoobiya oo daawooyinka ay ka sii dhamaanayaan Xilli dad faro badan oo dhaawac la keenayo wali.

Isbitaalka ugu weyn magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka Tigray  ee dalka itoobiya ayaa waxaa gabaabsi ka ah daawooyinka iyada isbitaalka  la keenay dhaawacyo badan. Isbitaalkan oo lagu...

Wasiirka Haweenka Somaliya oo Garoowe kaga qayb gashay shirweynaha Haweenka dowladaha Hoose ee Puntland+(SAWIRRO).

Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Dowladda Federaalka Somalia Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, iyo wafti isugu jiray xildhibaano, Sarentaro heer Federaal ah iyo Agaasimaha guud...

Soomaaliya oo u yeeratay safiirkeeda Kenya, danjiraha Kenyana ku wargalisay inuu dalkiisa ku laabto.

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda dawladda FS mudane Maxamed Cali Nuur oo goor dhaw ka hadlay warbaahinta dawladda ayaa sheegay in Soomaaliya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...