SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Waare oo Muqdisho kula kulmay qaar ka mid ah xildhibaannada Hirshabelle ku matala Dowladda Soomaaliya-(Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebeelle Dr; Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Xildhibaannada Aqalka hoose iyo...

Eng, Yariisow oo Ka qeyb galay Xafladda dib u howl-galinta Dugsiga Sare ee 15 May (Sawirro).

Dib u howl galinta Dugsiga 15-May waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Soomaaliya, Safiirka Dowladda Masar...

Taba-bar lagu baranayo horumarinta Nabadda iyo Cadaaladda oo maamulka Banaadir u furay qeybaha bulshada degmada Kaaraan (sawirro)

Taba-barrkan ayaa waxaa oo lagu baranayaa  horumarinta  Nabadda iyo Cadaaladda ayaa axaa loo qabtay qaar ka mid ah Saraakiisha Booliska, Haweenka, Dhalinyaradda, Odayaasha, iyo...

Dabaal-degga sanad guurada 1-aad ee Madaxweyne Farmaajo oo yeelatay wiji ka duwan dabaal-degyadii hore (sawirro).

 Xilli hore magaalada Muqdisho iyo Magaalooyin kale ayaa safaf-dheer loo galay kaalmooyin caafimaad oo dadka eey heli karaan baaritaan iyo daawooyin bilaash ah, dhaqaatiir...

Siihayaha Wasiirka Warfaafinta oo tababar u soo xiray 50 Saxafi..

Mudane C/raxman Iidaan Yoonis oo ah siihayaha Wasiirka Warfaafinta DHaqanka iyo Dalxiisaka ahna Wasiir kuxigeenka ayaa magaalada Muqdisaho tababar ugu soo xirey ilaa 50...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...