SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dalalka ku jira urur gobolleedka IGAD oo Muqdisho uga shiray arrimaha Socdaalka

Muddo afar maalmood ah oo uu socon doono Shirkan Wadatashiga ah ayaa ayaa looga doodayaa Sharciga isu-socodka xorta ah ee dadka IGAD si dalalka...

Masuuliyiinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Bakistaan oo ka qeyb galay shirkii labaad ee Madasha Ganacsiga Afrika

Shirkii labaad ee Madasha Ganacsiga Africa iyo Pakistan oo ka dhacay Magaalada Peshawar ee dalka Pakistan ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin katirsan Safaraadda Somaaliya...

Deeq loogu Dabaal dagaayo Sannad Jirsiga Madaxweynaha Jamuuriyada Federalka soomaliya oo Maantey la gaarsiiyey Barakacyaal

xerooyinka barakayaasha ee ku yaaala deegenka garasbaaley ee gobolka banaadir oo ay ku jiraan dad kasoo barakacay  abaarta iyo colaada ka jirta meel ka...

Munaasabad lagu xusayey 53 Guuradii ka soo wareegtay aas-aaska ciidanka Bada oo Muqdisho lagu qabtey

Munsabadaan oo lagu dabaaldageyay Sanadguuradii 53aad ee Ka soo Wareegtey Aas aaskii Cidanka Badda iyo Xeebaha Soomaaliya isla markaan ay ka qeyba galeen Wasiirka...

Godoomiyaha Gobalka Banaadir oo Gudi u saarey habkii loga saarey Barakacyaasha Daganaa km13

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddi baaritaan u saaray kiiska dad barakacayaal ah oo dhammaadkii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...