SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

ergo ka socda waaxda nabad gelyada ee Midowga Afrika oo uguurgalaayo nabad muqdisho ka jirta

Xubno ka socda waaxda nabad gelyada ee Midowga Afrika ayaa booqasho ku jooga Soomaaliya, iyagoo u kuurgalaya xaaladda ammaan ee Dalka iyo heerka uu...

 Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose oo ka warbixiyey Howlgalo maalmaahaani socdey

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose Mudane Ibraahim Aadan Najax ayaa ka warbixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen Gobalka Shabeelaha...

Wasiirka tamarta iyo biyaha xukumada federalka somaaliya oo cabasho ka muujiyey biyo la’aan ka jirta gobolada dalka

Mudane Saalim Caliyow Ibroow Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa baaq u diray Hey’adaha ka shaqeeya arrimaha...

Munaasabad loogu diyaar garoobayay isbedelka cusub ee hogaanka golaha Murtida oo lagu qabtay Muqdisho.

Munaasabad  oo lagu qabtay xarunta tiyaatarka Qaranka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda warfaafinta iyo fanaaniinta Waaberi taasoo loogu diyaar garoobayay xafladda...

Wasarrada Maaliyada XFS oo daah furtey mashruuc shaqo logu abuuraayo Dhalinyaradda soomaaliyeed

Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furay mashruuc ku saabsan shaqo abuur loo sameynayo dhalinyarada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...