SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Qaabiley Wefdiga Wasiirka Haweenka+(SAWIRRO).

Wefdiga wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee xukuumadda Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo ku sugan magaalada Garoowe, ayaa la kulmay madaxweyne ku...

Dowladda Iran oo Israel ku eedeysay dilkii Seynisyahan u dhashay dalkaasi.

Sarkaal sare oo ka tirsan laamaha amniga ee Iran ayaa ku eedeynaya in Israel ay dishay Mohsen Fakhrizadeh oo ahaa Seynisyahankii ugu sareeyay Iran...

(DAAWO) WARKA KOOBAN EE SNTV 01.12.2020.

Halkan ka Daawo Warka Kooban ee SNTV. https://youtu.be/zKtLKYi1YeU

Ciidanka booliska soomaaliyeed oo ka hortagay dhagar qabe miino ku aasayay degmada Warta-nabada+(SAWIRRO).

Ciidanka amniga ee ka howl gala degmada warta Nabadda gaar ahaan waaxda horseed laanteeda Nationka ayaa xalay  abaare 1:15am ku guuleyste in ay ka...

Xoghayaha arimaha dibada Mareykanka iyo ra’isulwasaaraha itoobiya oo wada hadal dhanka taleefanka ka yeeshay xaalada itoobiya.

Sida lagu sheegay qoraal ay baahisay wasaarada arimaha dibada Mareykanka waxaa taleefan ku wada hadal ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed iyo xoghayaha umuuraha dibadda ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...