Xoghayaha arimaha dibada Mareykanka iyo raโ€™isulwasaaraha itoobiya oo wada hadal dhanka taleefanka ka yeeshay xaalada itoobiya.

Date:

Sida lagu sheegay qoraal ay baahisay wasaarada arimaha dibada Mareykanka waxaa taleefan ku wada hadal raโ€™isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed iyo xoghayaha umuuraha dibadda ee Mareykanka Michael R. Pompeo.

Michael R. Pompeo ayaa ku booriyay Abiy Ahmed in uu dhameeyo colaada waqooyiga itoobiya islamarkaana uu bilbaabo wada hadal wax dhisa oo dhibaatada lagu xaliyo.

Inkastoo xoghayaha arimaha dibada Mareykanka garawsaday ku dhawaaqidii itoobiya 28 November ee ahayd in dagaakii weynaa la soo afjaray hadana wuxuu muujiyay walaaca weyn ee Mareykanku ka qabaan colaada socota iyo qatarta dagaalku leeyahay.

Xoghayaha wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimada ay leedahay in dadka rayidka oo ay ku jiraan qaxootiga Sudan u baxsanaya laga ilaaliyo waxyeelo kale oo dheeri ah islamarkaana heyadaha gaargaarka loo ogolaado gobalka Tigray.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hayโ€™adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya...

Shir-Wadatashi Qaran oo lagu diyaarinayo Qorshaha Qaran ee Ka Hortagga iyo Xakameynta Cudurka Cagaarshowga oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka...

Duqa Muqdisho oo Degamda Kaaraan maanta ka qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen...