SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dibad bax looga soo horjeedo Diidmada Ku ganacsiga Lacagta Shilling Soomaaliya ayaa ka dhacday Magaalada Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Iyadoo Maalmihii U Danbeeyayba Ay Jirtay Dhibaatooyin Dhanka Nolashaha Oo Soo Food Saartay Guud Ahaan Bulshada Danyartaa Ee Ku Nool Magaalada Galkacyo Iyo Deegaano...

Dunida Maanta oo kale waxaa laga xusaa Maalinta Cudurka dilaaga ah ee HIV/ AIDS (SAWIRRO)

Waxaa maanta aduunka laga xusayaa maalinka caalamiga ah ee  xanuunka H IV AIDS taas oo Qaramada Midoobe ay qabato sanad kasta 1 Bisha December. Ujeedka...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wafdi ay Hogaamineysay Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuda Aadanaha JFS+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha ee...

Waaxda Nadaafadda iyo Bilic soo celinta ee Gobolka Banaadir oo howlo Nadaafadeed ka wada qaar ka mida xaafadaha Magaalada Muqdisho+(SAWIRRO).

Waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta maamulka gobolka banaadir oo kaashaneysa waaxda gaadiidka ayaa howlo nadaafadeed ka sameeyay 4 Degmo oo ka tirsan degmooyinka...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS oo maanta daahfuray kulan wadatashi ah+(SAWIRRO).

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa maanta daahfuray kulan wadatashi oo ku saabsan shaqo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...