SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Bandhig farshaxanka qarsoon ee haweenka naafada Soomaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Waxaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Lagu Qabtay Barnaamijka Soo Bandhigida Farshaxanka Qarsoon ee Haweenka Naafada Soomaliyeed Barnaamijkaan oo Lagu Soo Bandhigayay Wax qabadka...

Haweynka ku jira barlamaanka soomaaliya oo casho sharaf u sameyay hawenka ciidanka soomaliyeed

Qaar kamid ah xildhibaanada haweenka ah ee kujira Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,haween ka kala socday qeybaha bulshada iyo ciidanka qalabka sida ayaa ka...

Gudoomiyaha Gobalka Benaadir oo kormeeray Degmada Hilwaa

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Gen: Bashiir Cabdi Maxamed, Sariil ka...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo Khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ee New Delhi

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo magaalada New Delhi ee caasimadda dalka India kaga qeyb galaya Shirka Caalamiga aha ee ka...

Raa’iisulwasaare ku xigeenka soomaaliya oo la kulmay ra’iisul wasaaraha hindiya

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleed iyo wafdigiisa oo ku sugnaa Dalka Hindiya ayaa Kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...