SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Berri oo la fasaxay shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ah

War ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay shaqaalaha Dowladda iyo shaqaalaha gaarka ah intaba in maalinta berito oo...

Afar musharax oo wareegga labaad u gudubtay

Waxaa la soo gabagabeeyay tirinta cododka wareega koowaad ee doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay ku tartamayaan ilaa iyo 10-musharax,waxaana hadda loo gudbayaa wareega...

Madaxweyne Farmaajo oo qadka teleefanka kula hadlay ciyaartooyda 17 jirada

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa teleefoonka Magaalada Gitega ee Dalka Burundi kula hadlay Macalimiinta iyo Ciyaartoyda Xulka da’yarta Soomaaliya ee Galabta qeybta...

Wafdi ka socda dowlada federalka soomaliya oo gaaray magallada Juba

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Xariirka Caalamiga ah Mudane Muqtaar Mahad Daa’uud ayaa gaaray Magaalada Jubba ee Caasimada wadanka Koonfur Sudan, Halkaasi uu...

Maalintii labaad ayuu ka socdaa Magaalada Nairobi kulanka looga hadlayo Arrimaha Fataahadaha

Qodobada maanta xooga la saaray waxaa ka mid ah sidii deg deg wax looga qaban lahaa dadkii saameynta u gaysatay fatahaada Wabiga Shabeelle. Waxaana ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...