SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir Iidaan “Warbaahinta Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa 3-da May maalinta xorriyadda hadalka”

Muqdisho, 03 Maajo, 2018—maanta oo kale 3-da May waa maalin ku weyn dhammaan bahda warfaafinta adduunka iyo midda Soomaaliyeed, macdamaa loo asteeyey in ay...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo AMISOM oo ka qayb qaadanaysa samata bixinta Dadkii ay saameeyeysay fatahaadda Webiga Shabeelle

Baladweyne-(SNTVA)- Ciidamada nabad ilaalinta Dalka Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM ayaa sheegay inay Magaalada Baladweyne ka daad gureeyeen 10,000 oo Qoys oo ay...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Brussels kula kulmay Guddiga ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub

Brussels May, 03, 2018—(SNTV)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium kula kulmay Guddiga ammaanka iyo siyaasadda...

R/wasaare kuxigeenka ahna kusimaha r/wasaaraha Dalka oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhiirogelinayay xulka 17-jirada

Muqdisho(SNTV) Maamulka Gobolka Benaadir ayaa munaasab casho sharaf ah u sameeyey Xulka Qaran ee da’doodu ka yar tahay 17 ka sano oo guul taariikhi ah...

WAR SAXAAFADEED MAALINTA XORIYADDA SAXAAFADDA

MUQDISHO(SNTV):- Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay xuseysaa maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda, iyadoo si dhab ah u muujinaysa sida ay uga go’an tahay badbaadada saxaafadda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...